Deg Dega:Dawlada Somaliya Oo Hada Soo Bandhigtay Sheekh Muqtaar Roobow Cali,Oo Ahaa Af-hayeenkii Hore Ee AL,SHABAAB Iyo Abuu Mansuur, Oo Safaada U Akhriyay Warsaxaafadeed.

0
Tuesday August 15, 2017 - 14:21:26 in
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Deg Dega:Dawlada Somaliya Oo Hada Soo Bandhigtay Sheekh Muqtaar Roobow Cali,Oo Ahaa Af-hayeenkii Hore Ee AL,SHABAAB Iyo Abuu Mansuur, Oo Safaada U Akhriyay Warsaxaafadeed.

    Muqdisho(AFKA):Dawlada Somaliya Oo Hada Soo Bandhigtay Sheekh Muqtaar Roobow Cali,Oo Ahaa Af-hayeenkii Hore Ee AL,SHABAAB Iyo Abuu Mansuur, Oo Safaada U Akhriyay Warsaxaafadeed Waxaa goordhaw magaalada Muqdisho Saxaafada loogu soo bandhigay Afhayeenk

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Muqdisho(AFKA):Dawlada Somaliya Oo Hada Soo Bandhigtay Sheekh Muqtaar Roobow Cali,Oo Ahaa Af-hayeenkii Hore Ee AL,SHABAAB Iyo Abuu Mansuur, Oo Safaada U Akhriyay Warsaxaafadeed Waxaa goordhaw magaalada Muqdisho Saxaafada loogu soo bandhigay Afhayeenkii hore ee Kooxda Al Shabaab Sheekh Muqtaar Roobow Cali Abuu Mansuur, oo dhawaan isku soo dhiibay dowlada Soomaaliya
.

Abuu Manasuur oo goobta lagu soo bandhigay Saxaafada kula hadlay ayaa shaaca ka qaaday in uu ka baxay Al Shabaab kana soo laabay fikirkooda, waxa uuna tilmaamay in sanado kahor uu isaga baxay kooxdaasi kadib khilaaf soo kala dhax galay.

Waxa uu cafis ka dalbaday Sheekh Muqtaar Roobow Umada Soomaaliyeed , waxa uuna u mahad celiyay dowlada Soomaaliya oo wadahadalo kadib Abuu Mansuur kusoo dhaweesay in uu yimaado magaalada Muqdisho.
 


Halkan ka Akhriso Mowqifka Abuu Mansuur