MADAXWAYNE KUXIGENKA SOMALILAND OO XADHIGA KA JARAY DHISMAYAAL CUSUB OO AY YELENDONAN DADKA BARAKACAYSHA +SAWIRO

0
Monday February 24, 2014 - 09:05:06 in by London Office
  • Visits: 1648
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    MADAXWAYNE KUXIGENKA SOMALILAND OO XADHIGA KA JARAY DHISMAYAAL CUSUB OO AY YELENDONAN DADKA BARAKACAYSHA +SAWIRO

    Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland Md.Cabdiraxmaan Ismaaciil (Saylici) ayaa maanta xadhiga ka jaray magaalo cusub oo la dajiyey dadka danyarta iyo barakacayaasha ah Munaaasibadani Waxa kasoo qayb galay madaxweyne ku xigeenka Somaliland ku wehelinaay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland Md.Cabdiraxmaan Ismaaciil (Saylici) ayaa maanta xadhiga ka jaray magaalo cusub oo la dajiyey dadka danyarta iyo barakacayaasha ah Munaaasibadani Waxa kasoo qayb galay madaxweyne ku xigeenka Somaliland ku wehelinaayey Xubno ka mid ah Golaha Wasiirada iyo qarkamida bulshada ku dhaqan magalada cusub


waxa ugu horayn ka hadlay munasibadan ka hadlay  mayirka magalada Hargaysa iyo Wasirka Wasarada Dibudajinta somaliland oo ku dheeraday marxaladii kale gadisna ee uu soo mar dhismahani iyaga oo amman baladhan usoo jeediyay cid ka qayb qadatay dhismayaashan iyo dajinta dadkan jilicsan ee isugu jira danyarta iyo barakacayasha oo ah bay idhahdeen dadka u bahan garab iyo taakulaba 

Madaxweyne ku xigeenka Somaliland oo munaasibadani ka hadlay ayaa sheegay in ay ka xukuumad ahaan soo dhaweynayaan dhismayaashani cusub ee loo dhisay dadka barakacayaasha ah ,waxaanu Madaxweyne ku xigeenku Amman balaadhan u jeediyey Wasaarada Dib u dajinta Iyo Maayarka Magaalada Hargeysa oo door weyn ka ciyaaray hirgalinta dhismayaashani loo yagleelay dadka barakacayaasha ah. 


Gabagabadina waxa xadhiga ka jaray dhismayasha cusub madaxwayne ku xigeenka Somaliland Mud Saylici  iyaga oo shahadan gudoonsiayay cidii ka qaybqadatay hirgalinta iyo dhisida dhismahan  waa markii uharaysay ee dad barakac ah ama danyar ah loo dhiiso magaalo cusub intii ay haystay xukumada uu hogamiyo Madaxwayne Silaanyo,



AFKASHACABKA.COM

HARGAYSA/OFFICE

CONTACT@AFKASHACABKA.COM