Gudoomiye Kuxigeenka Labaad Ee Xisbiga Waddani Oo Waji Gabaxa Kala Kulmay Deeganada Uu Ka Soo Jeedo + Dhuumasho Uu Hargeisa Ku Galay.

0
Tuesday August 15, 2017 - 20:51:59 in by Burco Office
  • Visits: 786
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Gudoomiye Kuxigeenka Labaad Ee Xisbiga Waddani Oo Waji Gabaxa Kala Kulmay Deeganada Uu Ka Soo Jeedo + Dhuumasho Uu Hargeisa Ku Galay.

    Gudoomiye Kuxigeenka Labaad Ee Xisbiga Waddani Oo Waji Gabaxa Kala Kulmay Deeganada Uu Ka Soo Jeedo + Dhuumasho Uu Hargeisa Ku Galay.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Gudoomiye Kuxigeenka Labaad Ee Xisbiga Waddani Oo Waji Gabaxa Kala Kulmay Deeganada Uu Ka Soo Jeedo + Dhuumasho Uu Hargeisa Ku Galay. Gudoomiye Kuxigeenka Labaad Ee Xisbiga Waddani Oo Waji Gabaxa Kala Kulmay Deeganada Uu Ka Soo Jeedo + Dhuumasho Uu Hargeisa Ku Galay. gudoomkiye Ku Xigeenka Xisbiga Mucaaradka Ah Ee WaddaniSaleebaan Ducaale Xaaji jaamacAyaa Waxa Uu Waji
GAbax Kala Kulmay Deeganada Uu Ka Soo Jeedo Oo Mudooyinkii U Danbeeyay U Socodaa Cod Raadin Ah Uu Marayay

Masuulka Labada Ee Xisbiga Waddani Ayaa Waxa Uu Goob Ay Dad Badani Iskugu Yimaadeen Waxa Uu U Sheegay Hadlo Ay DHibsadee
Oo Ay Kaga Dareeren Goobta Uu Ka Jeedinayay Khudbada Uu Ku Raadinayay Cod Uu La Doonayay Xisbiga U Janjeeda Dalka Taagta daran Ee Somalia.

Deeganada Gobolka Sarar Ayaa Inta Badan waxa Ay Ku Daleen beenta Iy Isku Tuurka Xisbiyada Waddani Iyo Kulmiye Oo Marka Ay Codka Doonayaan u Soo Huleela Gobolada Bariga Somaliland Isbar Bar Yaacay Iyo Hadalad Khalkhalka Ah Ee Uu Isla Soo Hor Istaagay Gudooomiye Ku Xigeenka Xisbiga Waddani.


Masuulka Ayaa Waxa Uu Bulsha Waynta Reer Caynaba Oo Si Wayn U Soo Dhaweeyay Kula Dul Dhacay Amaan Iyo Guul Waday Aanay Ka Filanay Gudoomiye Saleebaan Oo Ah Masulka Ay Sida Ugu Hanweynaaye Dadka Daneeyay Siyaaasad Somaliland

Siyaasiga Hada Socod Baradka Noqoday Ee Saleeban Ayaa Waxa Uu Bulshada Reer Caynaba Isla Hortaagay waxaan Idiin Soo Dirayaa "Booyada Biya Ah"
Sidaa Darraadee Ayaa Waxa La Is Waydiinayaa Ma Waca La Jooga Xilgii Abaarta Ee Dadka Uu U Madhanayay Gaajada Iyo Haraadka Oo Uu Ka Muquurtay