Gudomiyaha Xisbiga Mucaaradka Ah Ee UCID Egn;Faysal Cali Waraabe Oo Xil Umagacabay Xubna Cusub.

0
Friday August 18, 2017 - 11:24:38 in
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Gudomiyaha Xisbiga Mucaaradka Ah Ee UCID Egn;Faysal Cali Waraabe Oo Xil Umagacabay Xubna Cusub.

    Hargeysa(AFKA);Gudoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe Oo Xilal Cusub U Magacaabay Masuuliyiin Cusub Oo Kamid Noqonaaya Xisbiga UCID Waxaa in muddo ahba Gudoomiyaha Xisbiga cadaalada iyo daryeelka ee xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe uu m

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeysa(AFKA);Gudoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe Oo Xilal Cusub U Magacaabay Masuuliyiin Cusub Oo Kamid Noqonaaya Xisbiga UCID Waxaa in muddo ahba Gudoomiyaha Xisbiga cadaalada iyo daryeelka ee xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe uu magaacaabis iyo xilil cusub kusoo kordhinaayey Xisbiga,isaga oo uga jeeday in uu Xisbigu si dardarleh uga qayb galo doorashada Madaxwaynaha ee ay Bilahu ka hadhsanyihiin .

Gudoomiyaha Xisbiga Eng Faysal Cali Waraabe markii uu dhamaan kala tashaday gudida fulinta ee xisbiga ,xog iyo xogogaal fiicana uu ka helay in Aqoonyahan Maxamed Sheekh Cabdilaahi Axmed uu yahay nin xilkaasi si hagar la'aana uga soo bixi kara , waxa uu u magacaabay in uu noqdo laga bilaabo maanta oo ay bishu yahay 16/8/2017 " "Xoghayaha Siyaasada iyo hirgalinta Barnaamijyada xisbiga Ucid".