Daawo; Jawigii Saaka Ee Gollaha Wakiillada, Ciidamo Tiro Badan Oo Lasoo Dhoobey Xarunta, Warbaahinta Oo Laga Xarimay Inay Gudaha U Galaan Iyo Fadhigii Oo Kooram La'aan U Baaqdey.

0
Sunday August 20, 2017 - 15:51:17 in by Ayaanle Hassan
  • Visits: 353
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo; Jawigii Saaka Ee Gollaha Wakiillada, Ciidamo Tiro Badan Oo Lasoo Dhoobey Xarunta, Warbaahinta Oo Laga Xarimay Inay Gudaha U Galaan Iyo Fadhigii Oo Kooram La'aan U Baaqdey.

    Hargeysa(AFKA); Xarunta golaha wakiilada Somaliland ayaa waxa saaka gabi ahaanba la wareegay ciidamo cusub oo Boolis ah kuwaas oo diidayay in golaha uu galo qof aan xildhibaan ahayni,waxaana dibad joog ka ahaa golaha maanta Warbaahinta Somaliland oo

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeysa(AFKA); Xarunta golaha wakiilada Somaliland ayaa waxa saaka gabi ahaanba la wareegay ciidamo cusub oo Boolis ah kuwaas oo diidayay in golaha uu galo qof aan xildhibaan ahayni,waxaana dibad joog ka ahaa golaha maanta Warbaahinta Somaliland oo loo diiday inay gudaha u galaan.