(DAAWO)"Haddii Ay Xoolo IYO Xil Doonyaan Kulmiye Ayuu Yaalaa,Balse Waxay U Yimaadeen X.Waddani In Ay Qaranka U Hiiliyaan,Waxaan Balanqaadayaa.."Musharaxa X.Waddani

0
Thursday August 24, 2017 - 17:46:15 in by Hargeysa Office
  • Visits: 554
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    (DAAWO)"Haddii Ay Xoolo IYO Xil Doonyaan Kulmiye Ayuu Yaalaa,Balse Waxay U Yimaadeen X.Waddani In Ay Qaranka U Hiiliyaan,Waxaan Balanqaadayaa.."Musharaxa X.Waddani

    HARGAYSA(Afka):-Xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI ayaa waxaa uu maata xaflad ballaadhan oo soo dhaweyn ah isla markaana u muuqta in ay tahay mid dhoolatus ah ayaa waxaa uu u sameeyey siyaasiyiin miisaan culus oo ka soo jeeda beesha musharax Muuse Biix

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

HARGAYSA(Afka):-Xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI ayaa waxaa uu maata xaflad ballaadhan oo soo dhaweyn ah isla markaana u muuqta in ay tahay mid dhoolatus ah ayaa waxaa uu u sameeyey siyaasiyiin miisaan culus oo ka soo jeeda beesha musharax Muuse Biixi.


Musharraxa xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI Dr.Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi CIRRO oo madasha xafladda hadal qiimo badan ka jeediyey.

Musharraxa ayaa si faah-faahsan uga hadley siyaasiyiintan maanta ku soo biirey xisbiga WADDANI muhiimadda iyo sharafta ay ku leeyihiin bulshada reer Somaliland.