WAX KA OGOW SIYAASIGA HANTIYAY QULUUBTA SHACABKA ABOKOR CARAB ILEEYE WQ: SHAYBE CUMAR CISMAAN

0
Friday August 25, 2017 - 17:57:01 in by Burco Office
  • Visits: 1093
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    WAX KA OGOW SIYAASIGA HANTIYAY QULUUBTA SHACABKA ABOKOR CARAB ILEEYE WQ: SHAYBE CUMAR CISMAAN

    WAX KA OGOW SIYAASIGA HANTIYAY QULUUBTA SHACABKA ABOKOR CARAB ILEEYE WQ: SHAYBE CUMAR CISMAAN

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

WAX KA OGOW SIYAASIGA HANTIYAY QULUUBTA SHACABKA ABOKOR CARAB ILEEYE WQ: SHAYBE CUMAR CISMAAN

 Wax Ka Ogow Siyaasiga Hantiyay Quluubta Shacabka Abokor Carab Ileeye WQ: Shaybe Cumar Cismaan Wax Ka Ogow Siyaasiga Hantiyay Quluubta Shacabka Togdheer Abokor Carab Ileeye WQ: Shaybe Cumar Cismaan Sawirka Abokor Carab Ileeye. Abokor carab ileeye oo ah gudoomiyaha garabka dhalinyarada xisbul xaakimka kulmiye ee gobolka togdheer waa shiqsi ku suntan horumar dedaal karti firfircooni waa shaqsi jecel garab istaaga dadka danyarta ah dadka baahan iyo masaakiinta abokor carab ileeye waxa uu ku suntahay quluubta dhalinyarta gobolka togdheer Guud ahaan iyo gaar ahaanba abokor waa gudoomiye hal adag. Oo umadaxbanaan gudashada waajibkiisa waana gudoomiye aqoon durugsan uleh oo kudayasho mudan waa shaqsi meel fog wax ka eega waana halyay ku caanbaxay ilaalinta maatada iyo shacbi waynaha uu la nool yahay abokor carab ileeye waxa uu ilaahay ku manaystay aftahan nimo balaaqo iyo soojiidasho shiqisi ahaaneed taas oo u fududaysay in kalsooni buuxda uu ku yeeesho dhamaan shacbi waynaha go0bolka togdheer yar iyo weynba rag iyo dumarba Waxa Halkaa Aad Ka Dheehan Kartaa Gobonimada Iyo Martigelinta Siduu abokor carab ileeye ugu Wacan yahay Waana Mid ka mid ah Doorka Masuul Lagu Xulan karo . Wuxu ukuur gala isago dhibta iyo rafaaadkaba la daremaya bulshadiisa dhiban Siyaasi bilaa turxaan ah oo aan lahayn aflagaado iyo cay ay ku caan baxeen boqolaal loo yaqaan siyaasiin Hada abokor carab ileeye waa masuul ay mahadiyeen kumanaan bulshada kamida kasoo kuso jiitay Qorshaha Cad Ee aan mad madawgu ku jirin Geesta Kale Abokor Carab Ileeye Waxa Uu Markasta Ku Hawlan Yahay Dhiiri Galinta Iyo Udhaq Dhaqaaqida Dhalinyarada Ay Maskaxdooda Ka Guuxayso Inay Maruun Noqdaan Shiqsiyaad Anfaca Naftooda Iyo Dlakoodaba Ugu Dambayntii Abokor Carab Waxan Ku Qeexi Lahaa Shiqsi Milgo Iyo Maamuus Ka Hantiyay Shacabka Gobolka Togdheer Sawirka Abokor Carab Ileeye. Anigoon Maqaal Iyo Toban Maqaal Toona Ku Soo Koobi Karin Wanaaga Firfircoonaanta Iyo Qalbi Samaanta Gudoomiye Abokor Carab Ileeye Waxan Ku Soo Koobi Lahaa Dhalinyarta Burcooy Waa Bilad Dahaba Oo Idin Soo Martay Gudoomiye Abokore Ilaashada Allaa Mahad Leh Qalinkii: Shaybe Cumar Cismaan {Shaybe Sheekeeye}