Weedha Badbaado Qaran Ma Qarran Dumis Baa. Mise Macneheedu Fahmin Xisbiga Wadani . Aqoonyahankaan La Hadlaya .W/Q:Suxufi Khaalid

0
Friday August 25, 2017 - 18:10:44 in by Burco Office
  • Visits: 1364
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Weedha Badbaado Qaran Ma Qarran Dumis Baa. Mise Macneheedu Fahmin Xisbiga Wadani . Aqoonyahankaan La Hadlaya .W/Q:Suxufi Khaalid

    Weedha Badbaado Qaran Ma Qarran Dumis Baa. Mise Macneheedu Fahmin Xisbiga Wadani . Aqoonyahankaan La Hadlaya .W/Q:Suxufi Khaalid

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Weedha Badbaado Qaran Ma Qarran Dumis Baa. Mise Macneheedu Fahmin Xisbiga Wadani . Aqoonyahankaan La Hadlaya .W/Q:Suxufi Khaalid

 Abdikarem Haaji Waa Xaqiiq ,Waa Run In Qaar Badan Oo Aqoontoodu Hoosayso Ayna Ku Qanci Doonin Maqaalkaygan. Inay U Arki Doonan In Aan Kulimeyasanahay Kana Soo Horjeedo Wadani .Balse Aqoonyahankaan La Hadlaya .Somaliland Waxay Jirtay 26 Sanno Laga Soo Bilaabo 1991 Kii .Intaaba Waxay Kusoo Caano Maashey Nabad Iyo Barwaaqo Taaso Ilaa Hadda Aynu Ku Naaloonayno Waxa Inagu Waajib Ah In Alle Aynu U Mahad-Naqno. Balse Waxaynu aragnay 24/8/2017 Taageeryaal Iyo Siyaasiyin Kusoo Biirey Xisbi Mucaaridka Wadani Iyo Boodh Weyn Oo Far Waaweyn Lagu Soo Xardhey Oo Ay Ku Qornaayeen Weedho Runtii Tilmaamaya Dhiig Bax ,Burbur Maamul ,Iyo Isu Soo Jiid Shacab Iyo Dawlad Kala ASqoobey. Weedhaas Oo Ahayd "BADBAADO ,QARAN"Ilahay baan Ka Magan Galney . Waa Halku Dhigii Xafladii Shalay Ee Xisbiga Wadani Hal Ku Dhiga Uga Dhigey Xafladii Uu Kuso Dhawaynayay Taagerayal Iyo Siyasyin Uu Ku Soo Biritaankooda U sacabo Tumay .waa su,aale wadani ma macnaha eraygan Baanu Fahmin Oo Waa AQoon Xumo ,Mise Waa Ogaan Iyo Ula Kac Qaawan Oo Si Badheedha Loo Yidhi . Wali Maynu Arag Intii Ay Jireen Xisbiyada Qaranka Ee Mucaaridku Xisbi Mucaarid Ah Oo Weedhaa "BADBAADO QARAN"Adeegsadey Waa Weedh Runtii Mar Qudha Ka Soo Baxdey Afka Xisbiga Wadani .ilaah Baan Idinku Dhaarshe Maanta Ma "BADBAADO QARAN "baynu u baahanahay Aqoonyahanka Caqliga Sami Wuxuu Odhanaya Maya Maanta BAGBAADO QARAN Uma Baahnin . Hadii Reer Wadani Ay Saluugeen Hab Maamul Xukuumada Iyo Xisbiga Kulmiye Waxay ahayd In Ay Ku Dhawaqqan Isbedel Maamul Baynu U Baahanahay .Taasna Xisbi Kasta Oo Mucaarid Ahi Wuu Ku Adimaa .Waana Wadada Saxda Ah Ee Xisbiyada Mucaaridka U Banaan .Maahmaah Somaliya Ayaa Ahayd ""Biyaha Aynu Hortooda Aragno Dabadooduna waa Huubo""Waxa Jira Rag Aad Aqoon yahan Moodeyso Oo Social Media Ku Difaacaya Oo Leh BADBAADO QARAN baynu U Baahanahay iyo Weedho tilmaamaya Garaad Xumo Kuwaasna Wxaan Filaya Waxaanay Fahmin Macnaha Eraygan . Waxaad Arkaysa Kuwo Sax Iyo Khalad ba Ku Difaacaya Kuwaasi Waa Kuwa Ka Tirsan Xisbiga .Kuwaasna Layaab Maleh .waxana Fiican Mucaarid Ahaw AMa Muxaafid Ahaw .In AAd Dhawrto Nabada Iyo Jiritaanka Ka Qaranka Waa Waajib Qof Kasta Saaran .Balse Danta Shakhsiyadeed Waxa Ka Weyn Danta GuuD Ee Qarankeena .Alle Hayna Wada Tuso Dawga Saxdaa . Alle Ayaa Mahad Leh... Burco/Somaliland /Afkashacabka /Burco /Ofice W/Q:Suxufi Khaalid Abdikarem Haaji Abdihani222@gmail.com