Cristiano Ronaldo Oo Carabaabay Dhawr Xidig Oo Masraxyada Ka Badali Doona Isaga Iyo Lionel Messi – Yaa Ku Jira Liiska?

0
Saturday August 26, 2017 - 11:17:01 in by salman abdi
  • Visits: 1062
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Cristiano Ronaldo Oo Carabaabay Dhawr Xidig Oo Masraxyada Ka Badali Doona Isaga Iyo Lionel Messi – Yaa Ku Jira Liiska?

    Kadib markii uu ku guuleystay abaalmarinta xidiga ugu fiican UEFA – weeraryahanka Real Madrid Cristiano Ronaldo ayaa tiriyay dhawr ciyaartoy oo ay suuragal tahay iney ka badalaan masraxyada ay ku bateen isaga iyo Lionel Messi marka ay ka baxaan

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Kadib markii uu ku guuleystay abaalmarinta xidiga ugu fiican UEFA – weeraryahanka Real Madrid Cristiano Ronaldo ayaa tiriyay dhawr ciyaartoy oo ay suuragal tahay iney ka badalaan masraxyada ay ku bateen isaga iyo Lionel Messi marka ay ka baxaan garoomada

Kadib markii uu ku guuleystay abaalmarinta xidiga ugu fiican UEFA – weeraryahanka Real Madrid Cristiano Ronaldo ayaa tiriyay dhawr ciyaartoy oo ay suuragal tahay iney ka badalaan masraxyada ay ku bateen isaga iyo Lionel Messi marka ay ka baxaan garoomada.

Lionel Messi & Cristiano Ronaldo ayaa heysta masraxyada kubadda cagta haatan, sanadkii 2008 ayeyna soo bilaabeen iney kasoo muuqdaan heerarka sare ee abaalmarinada, balse da’dooda oo sii socota, waxaa lagu sii dhawaanayaa xiligii ay dagi lahaayeen.

"[Marco] Asensio, Neymar, [Kylian] Mbappe, [Ousmane] Dembele, [Eden] Hazard, [Marcos] Rashford, waxaa jira magacyo wanaagsan oo nagu hareereesan” ayuu yiri Cristiano Ronaldo markii ay soo dhamaatay xafladda.


Wiilka da’da yar ee reer Spain Marco Asensio ayaa lagu tiriyaa midka masraxa Real Madrid ka badali doona Cristiano Ronaldo madama uu haatan sameynayo waxyaabo cajiib ah.

Sidoo kale saxiixa cusub ee Barcelona Ousmane Dembele ayaa isna ah mid kale oo laga fili karo inuu dunidaan wacdaro ka dhigo halka Neymar uu yahay kan ugu weyn kuwa hadda jooga.