Masuul Xilal Muhiimaha Ka Soo Qabtay Dawlada Xasan Shiikh Maxamed Oo Ku Sugan Mgaalada Hrgysa + Waa Kuma

0
Sunday August 27, 2017 - 08:08:22 in by Burco Office
  • Visits: 675
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Masuul Xilal Muhiimaha Ka Soo Qabtay Dawlada Xasan Shiikh Maxamed Oo Ku Sugan Mgaalada Hrgysa + Waa Kuma

    Masuul Xilal Muhiimaha Ka Soo Qabtay Dawlada Xasan Shiikh Maxamed Oo Ku Sugan Mgaalada Hrgysa + Waa Kuma

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Masuul Xilal Muhiimaha Ka Soo Qabtay Dawlada Xasan Shiikh Maxamed Oo Ku Sugan Mgaalada Hrgysa + Waa Kuma

Yusur Abraar oo hore u noqotay Guddoomiyaha Baanka dhexe ee Soomaliya Xukumadii Xasan Sheikh ayaa la sheegay inay timi Magaalada Hargeysa kadib markii Madaxweynaha Somaliland cafis u fidiyay.

 

Yusuf Abraar oo ah gabadh reer Somaliland ah kana soo jeeda Gobolka Awdal ayaa hore u aaminsanayd fekerka Soomaliweyn,Yusur Abraar waxaa la rumaysan yahay inay tahay qofka aad u neceb musuqmaasuqa maadaama ay xilka Guddoomiyaha baanka dhexe isaga casishay markii lagu amray inay saxeexo lacago bilaa xisaab ah Waxa Ay Hada Ay Haweenaydani Joogtaa Magalada Hargaysa.

 

 

Image may contain: 1 person, smiling