Daawo: Sergio Aguero Wakhti Dheer Ah Ku Mutaysan Kara Dhacdadan Uu Sameeyay Kulankii Bournemouth

0
Sunday August 27, 2017 - 09:58:46 in by salman abdi
  • Visits: 824
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo: Sergio Aguero Wakhti Dheer Ah Ku Mutaysan Kara Dhacdadan Uu Sameeyay Kulankii Bournemouth

    Xiddiga weerarka uga ciyaara kooxda Man City iyo xulka qaranka Argentine ee Sergio Aguero ayaa khatar ugu jira in uu la kulmo ganaax kadib markii uu gacanta u qaaday mid ka mid ah ciidanka amaanka ee garoonka

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xiddiga weerarka uga ciyaara kooxda Man City iyo xulka qaranka Argentine ee Sergio Aguero ayaa khatar ugu jira in uu la kulmo ganaax kadib markii uu gacanta u qaaday mid ka mid ah ciidanka amaanka ee garoonka

Xiddiga weerarka uga ciyaara kooxda Man City iyo xulka qaranka Argentine ee Sergio Aguero ayaa khatar ugu jira in uu la kulmo ganaax kadib markii uu gacanta u qaaday mid ka mid ah ciidanka amaanka ee garoonka.

City ayaa guul soo daahday ka gaartay kooxda Bournemouth kulan ka tirsanaa horyaalka premier league todobaadkiisii 3-aad ee xilli ciyaareedkan.

Kadib markii uu Raheem Sterling dhaliyay goolka guusha wakhtiga dhimashada xiddigaha Man City ayaa aaday dhanka taageerayaashooda si ay ula dabaal degaan laakiin booliska ayaa soo kala dhex galay taas oo keentay in uu Aguero gacan Aguero