War Deg Deg Ah:Waa Kuma Xildhibaanka Ku Guulaystay Gudoomiye KU Xigeenka Kowaad Ee Golaha Barlamaanka Somaliland

0
Sunday August 27, 2017 - 10:43:20 in by Burco Office
  • Visits: 1247
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    War Deg Deg Ah:Waa Kuma Xildhibaanka Ku Guulaystay Gudoomiye KU Xigeenka Kowaad Ee Golaha Barlamaanka Somaliland

    War Deg Deg Ah:Waa Kuma Xildhibaanka Ku Guulaysay Gudoomiye KU Xigeenka Kowaad Ee Golaha Barlamaanka Somaliland

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

War Deg Deg Ah:Waa Kuma Xildhibaanka Ku Guulaysay Gudoomiye KU Xigeenka Kowaad Ee Golaha Barlamaanka Somaliland
Waxa Hadda Goor Dhoweyd Loo Fadhiiistay Fadhigi Golaha Wakiilada ee Lagu Dooranayay Gudoomiye Kuxigeenka Golaha Wakiilada Somaliland IYado Halkaasi ay Tartan Ugu Jireen 11 Xildhibaan.

Waxa Hadda Goor Dhoweyd Cod Gacan Taag ah Ku Guulaystay Jagada Gudoomiye Kuxigeenka Golaha Wakiilada Md Axmed Yaasin Sheikh Cali Ayaanle Isago Helay 50 Cod.

Fadhiga Golaha Lagu Doortay Gudoomiye Kuxigeenka aya waxa Saaka Hogaaminayay Gudoomiye Baashe Maxamed Faarax.