Messi Sidan Miyuu U Qalbi Jilicsanyahay Daawo Sida Uu Wiil Yar Ugu Naxariisanayo

0
Thursday August 31, 2017 - 13:06:06 in by Burco Office
  • Visits: 917
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Messi Sidan Miyuu U Qalbi Jilicsanyahay Daawo Sida Uu Wiil Yar Ugu Naxariisanayo

    Xiddiga reer Argentine ee Lionel Messi ayaa muujiyay in uu yahay qof qalbi jilicsan oo aad u naxariis badan kadib markii uu wiil yar oo taageera ah ka badbaadiyay ciidanka ilaalada.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xiddiga reer Argentine ee Lionel Messi ayaa muujiyay in uu yahay qof qalbi jilicsan oo aad u naxariis badan kadib markii uu wiil yar oo taageera ah ka badbaadiyay ciidanka ilaalada.

Xiddiga reer Argentine ee Lionel Messi ayaa muujiyay in uu yahay qof qalbi jilicsan oo aad u naxariis badan kadib markii uu wiil yar oo taageera ah ka badbaadiyay ciidanka ilaalada.

Messi oo sii galay hudheelkii xulka qarankiisa Argentine dagaan ayuu wiil yar ku soo orday si uu hal sawiro ula galo xiddiga uu taageero.

Laakiin ciidanka Amniga hudheelka ayaa wiilkii yaraa qasab ku kexeeyay isaga oo waliba ooyaya laakiin Lionel Messi ayaa inta uu wiilkii yaraa ka riday una yeedhay u sameeyay wixii uu doonayay