War Deg Deg Ah Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble Oo Iska Casilay Xisbiga Waddani.
War Deg Deg Ah Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble Oo Iska Casilay Xisbiga Waddani. Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble oo ka mid ah mudanayaasha golaha wakiilada Somaliland ayaa
waxaa uu maanta shaaciyey in uu si rasmi ah iskaga casilay xisbiga Waddani .
Xildhibaankan ayaa maalmihii ugu danbeeyey waxaa uu khilaaf ka dhashey doorahadii gudoomiye ku xigeenka golaha wakiiladu uu ka dhaxeeyey masuulyiinta xisbiga Waddani
xildhibaan ayaa Ka Biyo Diday Hanaanka Xisbiiga Waddani Oo Uu Horay Uga Tirnaa
War Deg Deg Ah Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble Oo Iska Casilay Xisbiga Waddani.
War Deg Deg Ah Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble Oo Iska Casilay Xisbiga Waddani.