Sababta Ay Liverpool Uga Saartay Liiska Champions League Nathaniel Clyne Oo La Ogaaday, Immisa Ayuu Garoomada Ka Maqnaan Doonaa?

0
Tuesday September 05, 2017 - 19:46:29 in by Burco Office
  • Visits: 835
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Sababta Ay Liverpool Uga Saartay Liiska Champions League Nathaniel Clyne Oo La Ogaaday, Immisa Ayuu Garoomada Ka Maqnaan Doonaa?

    Liverpool ayaa xaqiijisay in daafacooda midig ee Nathaniel Clyne la rajeynayo inuu garoomada ka maqnaan doono ilaa sanadka cusub kadib dhibaato kasoo gaartay dhanka dhabarka sida lagu qoray MailSport.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Liverpool ayaa xaqiijisay in daafacooda midig ee Nathaniel Clyne la rajeynayo inuu garoomada ka maqnaan doono ilaa sanadka cusub kadib dhibaato kasoo gaartay dhanka dhabarka sida lagu qoray MailSport.

Liverpool ayaa maalinimadii isniinta aheyd ku dhawaaqday liiska ciyaartoyda Champions League, Nathaniel Clyne ayaana laga reebay kaas oo aan la rajeyneynin inuu soo caafimaado ilaa ciida masiixiga.

Dhaawaca xidigaan ayaa la xaqiijiyay goor dhaw iyadoo Jurgen Klopp uu bayaan ku xaqiijiyay dhibta heysata xidiga heerka caalami.

"Nathaniel Clyne wuxuu u shaqeynayaa si adag si uu usoo kabsado, isha ayaana ku heynaa horay u socodkiisa, balse xaqiiqdu waxey tahay inaan wali waqti raadineyno ka hor soo laabashadiisa iyo marka uu diyaarka u noqdo in la doorto”

"Waxaa la ii sheegay iney dhawr isbuuc ka badan tahay, sidaas darteed waxaan sii wadi doonaa inaan eegno oo aan qiimeyno”

Si kastaba xidigaan heerka caalami ee qaranka Ingiriisak kama soo muuqan doono Liverpool tan iyo sanadka cusub sidaas darteed wuu seegayaa kulamada wareega group-yada ee Champions League.