Ganacsade Cismaan Banaadiri Oo Sheegay Inuu Xarun Ganacsi Oo Kusub Ka Hir Gelinaayo Magaalada Hargeisa.

0
Wednesday September 06, 2017 - 10:27:03 in by Ayaanle Hassan
  • Visits: 685
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ganacsade Cismaan Banaadiri Oo Sheegay Inuu Xarun Ganacsi Oo Kusub Ka Hir Gelinaayo Magaalada Hargeisa.

    Ganacsadaha Caanka ah ee Osmaan axmed abo (Osman Banaadiri) Ayaa hawlo shaqo u jooga wadanka hindia hawlahaas oo la xidhiidha ganacsigiisa oo dhawaan gaadhsiin doono magaalada hargeysa ee jamuuriyada somaliland.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ganacsadaha Caanka ah ee Osmaan axmed abo (Osman Banaadiri) Ayaa hawlo shaqo u jooga wadanka hindia hawlahaas oo la xidhiidha ganacsigiisa oo dhawaan gaadhsiin doono magaalada hargeysa ee jamuuriyada somaliland.

ganacsadaha ayaa maalmihii lasoo dhaafay Ku Sugnaa wadanka hindia waxaan u joogaa hawlo la xidhiidha ganacsigiisa oo uu ku balaadhin doono dhamaanba wadamada Eeshiya iyo bariga dhexe maadama uu wadanka maraykanka ku leeyahay meherad ganacsi oo aad loo yaqaano oo samaysay dhamaanba waxyaabaha laga sameeyo gacanta,

ganacsadahan ayaa dhawaan xaruuntiisa labaad ka furi doona magaalada hargeysa maadama uu ku qancay hab maamuska ganacsiga lana jaanqaadi karto meheradan uu dhawaan ka yagleeli doono.

hadaba ganacsadaha oo khadka telefanka kula soo xidhiidhay shabakadan wararka ee gaaroodi ayaa noo xaqiijiyey sababta uu magaalada hargeysa ku doortay inuu ganacsigiisa qaybteeda labaad ka dhiso ayaa noo cadeeyey amniga iyo kala dambaynta ka jirta maadama dadka reer somaliland yihiin dadk soo dhaweynta ku wanaagsan wax badan ka badali doonaan xaruuntiisa ganacsi isaga oo hadalkiisa sii raaciyey inay kula taliyeen inuu xaruun ka furto hargeysa ay sabab u ahayd inay dhalin-yaro badan oo reer hargeysa ah oo kulmay magaalada hargeysi inay ku dhiiri galiyeen si heer sare ahna ugu soo dhaweeyeen.

hadaba xaruuntan ganacsi ee uu mulkiilaha ka yahay osman banaadiri ayaa wax badan ka badali doonta habka ay u shaqeeyaan meheradaha caalamku maadam uu isagu yahay shakhsi wax badan ka og sida ganacsi loo abuuro iyo inta loo samri karaba,Osman banaadiri ayaa dhawaan safar ku yimid magaalada hargeysa waxaanu si fiican u indho indheerer magaalada hargeysa iyo sida u dhisantay iyo wax uu kusoo kordhinaayo maadam uu khibrad u leeyahay hawlaha ganacsiga.

 

 

XigashoGAAROODI-NET