Alle Ha U Naxariiste Waxa Magalada Hargeysa Ku Geeriyoday Xasan cabdi Khayre Oo Siyaasi Ka Caana Gayiga Somaliland.

0
Saturday September 09, 2017 - 06:45:44 in by Ayaanle Hassan
  • Visits: 1022
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Alle Ha U Naxariiste Waxa Magalada Hargeysa Ku Geeriyoday Xasan cabdi Khayre Oo Siyaasi Ka Caana Gayiga Somaliland.

    Hargeysa(AFKA);Alle hawnariiste Marxuum Xasan Cabdi Khayre oo xilal Wasiir ka soo qabtay Xukuumadii Somaliland soo maray isagoo Xukuumadii Daahir Raale Kaahin ay ugu danbaysay Xilalkii uu soo qabtay isagoo aha Wasiirkii Boosaha iyo Isgaadhsiinta, aya

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeysa(AFKA);Alle hawnariiste Marxuum Xasan Cabdi Khayre oo xilal Wasiir ka soo qabtay Xukuumadii Somaliland soo maray isagoo Xukuumadii Daahir Raale Kaahin ay ugu danbaysay Xilalkii uu soo qabtay isagoo aha Wasiirkii Boosaha iyo Isgaadhsiinta, ayaa goor dhawyd geeriyooday.

Xasan Cabdi Khayre ayaa Sidon kale xilal ka soo qabtay Xukuumaddii Maxamed Siyaad Barre, waxaanu aha siyaasi caan ka ah geyiga Somaliland.

Bahada warbaahinta Afkashacabka.com guud ahaan waxay tacsi u dirayaan eheladii, qaraabadii uu ka baxay maruum Xasan Cabdi Khayre .