Xildhibaan Obama Oo La filayo In Loo Magacaabo Gudomiyaha Ololaha Gobolka TOGDHEER Iyo Muuse Biixi Oo Kalsooni Dheerada Ah Ku Qaba Iyo Talaabo Ka Nixisay Xisbiga WADDANI?

0
Saturday September 09, 2017 - 12:16:55 in by Burco Office
  • Visits: 571
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xildhibaan Obama Oo La filayo In Loo Magacaabo Gudomiyaha Ololaha Gobolka TOGDHEER Iyo Muuse Biixi Oo Kalsooni Dheerada Ah Ku Qaba Iyo Talaabo Ka Nixisay Xisbiga WADDANI?

    Xildhibaan Obama Oo La filayo In Loo Magacaabo Gudomiyaha Ololaha Gobolka TOGDHEER Iyo Muuse Biixi Oo Kalsooni Dheerada Ah Ku Qaba Iyo Talaabo Ka Nixisay Xisbiga WADDANI?

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xildhibaan Obama Oo La filayo In Loo Magacaabo Gudomiyaha Ololaha Gobolka TOGDHEER Iyo Muuse Biixi Oo Kalsooni Dheerada Ah Ku Qaba Iyo Talaabo Ka Nixisay Xisbiga WADDANI? FWADDANI?
Xildhibaan Maxamed Xirsi Obama Oo Kamida Golaha Wakiilada Somaliland Ahna Siyaasi Bisil Oo Bulshada Deegaanka Uu Kasoo Jeeda Ay La Dhacsan Yihiin Siyaasadiisa Ayaa Wararka Soo If Baxaya Sheegayaan In Xisbiga KULMIYE U Magacaabayo Gudoomiyaha Kaambaynka Xisbiga KULMIYE Ee Gobolka Togdheer,Waxaanay Magacaabista Xildhibaan Obama Ka Nixisay Xisbiga Mucaaradka Ah Ee Waddani.Maadama Oo Uu Yahay Masuul Miisaan Ku Leh Gobolka Togdheer Isla Markaana Shacabka Ka Dhaadhicin Kara Mabaadiida Uu Xisbiga KULMIYE Codka Kaga Doonaayo Bulshada Gobalka Togdheer.

 

Murashaxa Xisbiga KULMIYE Muuse Biixi Cabdi Oo Ay Saaxiib Dhow Yihiin Xildhibaanka Waxa Uu Garwaaqasaday Saaminta Gobolka Togdheer Uu Ku Leeyahay Xildhibaan OBAMA Waxaanu UMuuqda In Gudida Kaambaynka Ee Gobolka Togdheer Isaga Oo Ka Faa,iidaysanaaya Jaaniska Kasbashada Shacabka Oo Aanu Maanta Jirin Masuul Kaga Haboon In Loo Magacaabo xildhibaan maxamed cali xirsi.



Xildhibaan Obama Ayaa Intii Uu Ka Mid Ahaa Golaha Wakiilada Somaliland Gacan Weyn Ka Geystay Kor U Qaadida Mashaariicda Horumarineed Ee Deegaanada Uu Kasoo Jeedo,Isaga Oo Lagu Xasuusto Shaqo Abuur Balaadhan Oo U Sameeyay Dhalinyaradii Soo Dooratay Kuwaas Oo Qaarkood Maanta Ka Mif Yihiin Ganacsatada Ugu Caansan Gobolka Halka Qaarkoodna Ay Ka Shaqeeyan Wasaaradaha Kala Duwan Ee Dalka Somaliland.

Xisbiga Mucaaradka Ah Ee WADDANI Oo Isagu U Hanqal Taagaayey Inuu Cod Ka Hello Deegaanada Uu Kasoo Jeedo OBAMA Ayaa Arintaasi Ku Noqotay Laf Dhuun Gashay,

Masuulkan Ayaa Mansabkan Loo Magacaabay Kaga Awood Roonaaday Siyaasiyiin Ku Hirdamaayey Booska Loo Magacaabay Kuwaas Oo Kamid Yahay,Cabdow Axmed Ayir,Iyo Xasan Cismaan Cali,Kuwaas Oo Aan Wax Saameyna Kulahayn Bulshada Ay Kasoo Jeedaan Isla Markaana Maalmihii U Danbeeyay Warbaahinta Ku Fafinaayey Warar Hoos Loogu Dhigaayo Sumcada Xildhibaanka