Daawo: Musharax C/raxmaan Cirro Oo Markale Blan Qaad Cajiiba Usameeyay Ciidamada Qranka.

0
Wednesday September 13, 2017 - 18:53:55 in by Hargeysa Office
  • Visits: 497
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo: Musharax C/raxmaan Cirro Oo Markale Blan Qaad Cajiiba Usameeyay Ciidamada Qranka.

    Hargeysa-(AFKA)-Guddoomiyaha ahna murrashaxa madaxwayne ee xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI Dr Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi "CIrro" ayaa khudbad uu maanta ka jeediyey munaasibad uu xisbiga WADDANI ku qaabilayay taageerayaal iyo siyaasiyi

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeysa-(AFKA)-Guddoomiyaha ahna murrashaxa madaxwayne ee xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI Dr Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi "CIrro" ayaa khudbad uu maanta ka jeediyey munaasibad uu xisbiga WADDANI ku qaabilayay taageerayaal iyo siyaasiyiin kusoo biiray waxa uu mar kale ballan qaad culus u sameeyey ciidamada Qaranka Somaliland.