Faafahin Ka Soo Baxaysa Qarax Ka Dhacay Magaalada London Iyo Dad Ku Dhaawacmay +SAWIRRO

0
Saturday September 16, 2017 - 11:33:59 in by Burco Office
  • Visits: 599
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Faafahin Ka Soo Baxaysa Qarax Ka Dhacay Magaalada London Iyo Dad Ku Dhaawacmay +SAWIRRO

    Faafahin Ka Soo Baxaysa Qarax Ka Dhacay Magaalada London Iyo Dad Ku Dhaawacmay +SAWIRRO

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Faafahin Ka Soo Baxaysa Qarax Ka Dhacay Magaalada London Iyo Dad Ku Dhaawacmay +SAWIRRO

Tiro dad ah ayaa ku dhaawacmay qarax dhulka hoostiisa ka dhacay Koofur galbeed ee magaalada London, waxaana deg deg goobta ku gaaray ciidamada booliska iyo kalkaaliyeyaasha caafimaadka.Sawiro la soo qaaday ayaa waxaa ka muuqday baaldi cad oo holac ka baxayo, kaasoo u muuqda in waxyaabo qarxa lagu soo qariyay.

Booliska ayaa baaraya waxyaabaha qarxa oo aanay geysan waxyeelo aad u weyn, balse dadkii saarnaa tareenka ayaa kala cararay, qaarkood waa ay is buurteen.

Warbaahinta UK ayaa soo tabanaya in dhacdadan ay dhalisay dareen iyo feejignaan ku aadan qatarta kooxaha argagixisada ka imaaneysa.

Boosteejada tareenka ee koofur galbeed London ayaa la xiray, halkaasoo ciidamo fara badan la geeyay, wali ma jirto wax war ah oo ka soo baxay Booliska.