Deg Deg Mudaharaad Hada Gil Gilay Agagaar Madaxtooyada Somaliland + Waxa Soo Kordhay.

0
Saturday September 16, 2017 - 14:54:31 in by Burco Office
  • Visits: 589
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Deg Deg Mudaharaad Hada Gil Gilay Agagaar Madaxtooyada Somaliland + Waxa Soo Kordhay.

    Deg Deg Mudaharaad Hada Gil Gilay Agagaar Madaxtooyada Somaliland + Waxa Soo Kordhay.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Deg Deg Mudaharaad Hada Gil Gilay Agagaar Madaxtooyada Somaliland + Waxa Soo Kordhay.

Wabarashada Somaliland oo dhinaca Galbeed kaga beegan xarunta madaxtooyada Somaliland .


Mudaharaaadkan ayaa waxaa sameynaayey Ardeydii Dhacdey Imtaxaankii Shahaadiga ahaa ee Somaliland oo iminka lagu dhawaaqey isla markaana tirada Ardeyda dhacdey ay ku dhaw dahayLaba Kun oo Ardey.


 

 

Ardeydan mudaharaadeysa ayaa waxaa ay dhagaxaan la dhaceen Wasaarada waxbarashada isla markaana waxaa ay xidheen wadada hor marta Wasaarada oo loo sii maro xarunta madaxtooyada .


Ciidamada Booliska ayaa hada soo gaadhey goobta isla markaana kala dareeriyey ardeydii mudaharaadka wadey