Deg-deg: Maamulka Hirshabelle oo yeeshay Madaxweyne Cusub

0
Saturday September 16, 2017 - 15:36:50 in by Burco Office
  • Visits: 616
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Deg-deg: Maamulka Hirshabelle oo yeeshay Madaxweyne Cusub

    Deg-deg: Maamulka Hirshabelle oo yeeshay Madaxweyne Cusub

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Deg-deg: Maamulka Hirshabelle oo yeeshay Madaxweyne Cusub

Maamulka Hirshabelle ayaa yeeshay madaxweyne rasmi ah kadib doorasho saakay ka dhacday Jowhar oo ay ku tartameyn ilaa 8 Musharax.


Maxamed Cabdi Waare ayaan noqday madaxweynaha Hirshabelle kadib markii uu helay74 Cod, halka Musharaxa laga guuleystay Daahir Cabdulle Cawaale uu helay 23 cod.

Maxamed Cabdi Waare oo sanadkii hore la tartamay Madaxweynihi xilka laga qaaday Cali Cabdulaahi Cosoble ayaa wareegii labaad kula tartamay Daahir Cabdulle Cawaale, waxaana muuqato inuu codad badan ku horeeyo Waare.

Guddoomiyaha Baarlamaanka Hirshabeelle Sheekh Cusmaan Barre ayaa ku dhawaaqay natiijada doorashada Madaxweynaha, waxaa Madaxweynaha cusub isku gadaamay Ciidamada AMISOMsi ay u sugaan ammaankiisa.