Wasiirka Caafimadka Somaliland iyo Waftigi Baladhan Oo U Hogaaminyo Oo Socdaal Ku Yimi Magalada Berbera Ee Gobolka Saaxil -

0
Sunday September 17, 2017 - 18:57:50 in by Ayaanle Hassan
  • Visits: 650
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wasiirka Caafimadka Somaliland iyo Waftigi Baladhan Oo U Hogaaminyo Oo Socdaal Ku Yimi Magalada Berbera Ee Gobolka Saaxil -

    Wasiirka Caafimadka Somaliland iyo Waftigi Baladhan Oo U Hogaaminyo Oo Socdaal Ku Yimi Magalada Berbera Ee Gobolka Saaxil -

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wasiirka Caafimadka Somaliland iyo Waftigi Baladhan Oo U Hogaaminyo Oo Socdaal Ku Yimi Magalada Berbera Ee Gobolka Saaxil -

Wasiirka Wasaradda Caafimaadka Somaliland Dr Salebaan Ciise Xaglo Toosiye Ayaa Maanta Ku Yimi Magalada Berbera Socdaal Kadis Ah Oo Daarana U Kuurgalka Xaalada Cusbitaalka Berbera Iyo Gobolka Saaxil,

Wasiirka Wasarada Cafimaadka Ayaa Kulamo Gar gaar Ah Ka Laqaatay Shaqalaha Cafimaadka Gobolka Saaxil Gar Ahaan Shaqalaha Ka Hawl Gala Cusbitaalka Magalada Berbera.


Wasiirka Ayaa Amaanay Isuduwaha Wasarada Cafimaadka Gobolka Saaxil Iyo Maamulka Cusbitaalka Berbera Waxana Uu Ku Aaamanay Doorkii Muuqday Ee Ay Bahda Cafimaadka Ee Gobolka Saaxil Ee U Hogaaminayo Isuduha Wasaradu Ay Ka Qateen Abaarihi Baahsaaa Ee Soo Maray Dalka Ee Isla Markaana Waatay Xanuuno Khatar Ah ,

 

Wasiir




Salebaan Ayaa Sidoo Kale Balanqaaday Inuu Markasta Garab Tagan Yahay Bahda Cafimaadka Ee Gobolka Saaxil Markasta Ku Daadalayo Inuu Sida Ugu Dhakhsaha Badan U Ku Soo Kordhiyo Gobolka Waxii Karaamidiisa Ah,

 

Wasarada Cafimaadka Somaliland Dr Salebaan Ciise Xaglotoosiye Oo Hogaaminaya Wasaradiisa Iyo Bahda Cafimaadka Gobolka Saaxil Aya Isla Soo Qaaday Sidii Magalada Berbera Ay Uga Hirgalinlahayeen Iskuul Cafimaad Oo Wax Badan Ka Tara Ardayda Jecel Waxbarashada Iyo Ku Soo Biritaanka Caafimaadka

Aqoonyahan Madax Banaan Cabdiraxmaan Faqaatir Oo Kulanka Goob Joog Oo Warbaahinta La Wadagay Sidii JKlankaasi U Dhacay Sidoo Kale Aqoonyahanka Sheegay Inuu Wasiirka Caafimadka Somaliland Yahay Wasiir Ku Hawlan Hormarinta Caafimaadka Somaliland.