Raysal Wasaaraha Dalka Soomaaliya Oo Kulan La Qaatey Wasiirka Arrimaha Dibadda Ruushka

0
Wednesday September 20, 2017 - 09:31:10 in by Burco Office
  • Visits: 615
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Raysal Wasaaraha Dalka Soomaaliya Oo Kulan La Qaatey Wasiirka Arrimaha Dibadda Ruushka

    Raysal Wasaaraha Dalka Soomaaliya Oo Kulan La Qaatey Wasiirka Arrimaha Dibadda Ruushka

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Raysal Wasaaraha Dalka Soomaaliya Oo Kulan La Qaatey Wasiirka Arrimaha Dibadda Ruushka

Raysal Wasaaraha dalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaadhay magaalada New York ee dalka Mareykanka, halkaas oo uga qeyb galayo shirka Golaha ammaanka.


Ra’iisul Wasaaraha ayaa ayaa la kulmay Wasiirka arrimaha dibadda ee waddanka Ruushka Sergei Lavrov, waxana ay ka wada hadleen xidhiidhka qotada dheere ee ka dhexeeya labada dal iyo sidii loo sii xoojin lahaa.

Raysal Wasaaraha dalka Soomaaliy ayaa khudbad dhinacyo badan taabanaysa ka jeedin doono shirka Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobey.