War Deg Deg Ah Masuul Samay Kuleh Xisbiga Waddani Oo Iska Casilay Xilkii Iyo Xubinimadii Xisbiga.

0
Wednesday September 20, 2017 - 19:39:57 in by Burco Office
  • Visits: 584
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    War Deg Deg Ah Masuul Samay Kuleh Xisbiga Waddani Oo Iska Casilay Xilkii Iyo Xubinimadii Xisbiga.

    War Deg Deg Ah Masuul Samay Kuleh Xisbiga Waddani Oo Iska Casilay Xilkii Iyo Xubinimadii Xisbiga.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

War Deg Deg Ah Masuul Samay Kuleh Xisbiga Waddani Oo Iska Casilay Xilkii Iyo Xubinimadii Xisbiga.

War Deg Deg Ah Masuul Samay Kuleh Xisbiga Waddani Oo Iska Casilay Xilkii Iyo Xubinimadii Xisbiga.

masuul sammayn kuleh xisbiga Mucaaradka Ah Ee Waddani Oo Hada La Filayo In Uu Iska Casilo Xisbiiga Waddani Iyo Xubinamadii Xisbiga Uu Ka Hayay .

Siyaasi Cabdilaahi Sheekh Aadan Oo Shabakada Wararka Ee Afkashacabka Helayso Ayaa SHeegay In Uu Guud Ahanba Iska Casilay Xisbiga Waddani

Siyaasi Cabdilaahi Ayaa Is Casilaadisa Ku Sifeeyay In Uu Xisbiga Waddani Ka Bilaabay Gobolka Togdheer Kala Qaybin Bulsho Oo Uu Labo U Kala Qaybiyay .Bulshada Codka Laga Doonayay Sidaas Darteedana Waxaan Go,aan Saday In Aan Iskaga Togo Xisbiga Waddani

Abdilaahi Sheekh Aadan Ayaa Intaa Ku Daray Dantii Laga Lahaa Xisbiga Waddani Iyo Wada Tashigii Xisbiga Ay Gacanta U Gashay Shakhsiyaad Gaar Ah Oo Aan Dan Ka Lahayn Xisbiga Taas Oo Ay Bulshada Reer Burco Kala Dhex Dhigeen Is nacayb Iyo Kala Qoqob Bulsho.

Siyaasiga Oo Hadaldiisa Sii Wata Ayaa Waxa uu Yidhi Markii Hore Xisbiga Waxaan Ku Soo Raacnay In Aan Ka Dhex Aragno Hadaf kayga Siyaasadeed Markaa Hada Waan Ka Dhex Way Nidaamkii Aan Ku Soo Raacnay Xisbiga Waddani.

 

GOORDHAW FILO MUUQAALKA WARKAN....