Mobilka 'Frank' ku Iibso qiima Jaban: Wiil Somali ah oo soo saaray Taleefan casri ah

0
Wednesday September 20, 2017 - 19:53:52 in by Burco Office
  • Visits: 921
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Mobilka 'Frank' ku Iibso qiima Jaban: Wiil Somali ah oo soo saaray Taleefan casri ah

    Mobilka 'Frank' ku Iibso qiima Jaban: Wiil Somali ah oo soo saaray Taleefan casri ah

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Mobilka 'Frank' ku Iibso qiima Jaban: Wiil Somali ah oo soo saaray Taleefan casri ah

Mobilka 'Frank' ku Iibso qiima Jaban: Wiil Somali ah oo soo saaray Taleefan casri ah17-sano jir Soomali Kanadiyan ah ayaa sameeyay taleefoon casri ah ka dib markii hooyadii ay u awoodi weyday in ay u iibiso taleefankii uu doonayay ,waxaana dadaal dheer ka dib u suurtagashay in meel hoose uu ka bilaabo farsamaynta mobilkiisa.

 

Wiilkan yar oo lagu magacaabo Maxamed Cumar ayaa hormarinta taleefankiisa oo lagu magacaabo ‘Frank’ bilaabay isaga oo kaashanaya saaxibkiis Fahad Alhatab oo 25 sano jir ah, waxaana taleefankan cusub oo lagu iibinayo qiime dhan 180 dollar si weyn looga hadal hayaa suuq-yada caalamka gaar ahaan Afrika.

Taleefankan cusub ayaa leh kaamiro 16 Megapixel ah ,shaashad 5.5 inch ah iyo 4GB oo ramka maskaxda ah ,iyada oo taasi ay sii dheer-tahay adeega suulka oo qofka u suurtagalinaysa in cid kale aysan taleefankiisa adeegsan karin bilaaa amar.

"Waxa uu leeyahay adeeg kasta oo aad ka heli lahayd