Daawo; Naadiga Akhriska Iyo Qoraalka Ee Halkaraan OO Munaasibada U Qabatahay Hal Abuur Yaasmiin Maxamed Kaahin

0
Wednesday September 20, 2017 - 20:10:49 in by Burco Office
  • Visits: 693
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo; Naadiga Akhriska Iyo Qoraalka Ee Halkaraan OO Munaasibada U Qabatahay Hal Abuur Yaasmiin Maxamed Kaahin

    Burco(Afka) Naadiga Akhriska Iyo Qoraalka Ee Halkaraan OO Munaasibada U Qabatahay Hal Abuur Yaasmiin Maxamed Kaahin

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Burco(Afka) Naadiga Akhriska Iyo Qoraalka Ee Halkaraan OO Munaasibada U Qabatahay Hal Abuur Yaasmiin Maxamed Kaahin Yaasmiin Maxamed Kaahin Ayaa Ka Soo Kicitintay Magaalada Hargysa Ee Caasimada Somaliland Iyada Mari Doonta Gobolada Somaliland Waxayna Bulshada Ka Wacigaliyaa Dhabaatada Ay Bulshada Ku Hayso Afaada Tahriibka Iyada Oo Hal Abuurtay Maaso Ay Dadka Ku waciyi Galiyso In Ay Ka  Fogaadaan Tahriibka Hal Abuuur Yaasmiin Maxamed Kaahim Ayaa dhamaanba Soo Mari Doonta Gobolka Somaliland Waxay Ku Qaban Doontaa Bandhig Sugaaneed Si Bulshada Somalailand Uga Wacyin Galiso Aafada Tahriibka Isla Markaana Ay dhalainayada   Aaminaan Dalkoda HooyoYaasmiin Ayaa Ka Mid Ah Hal Abuurka Dada Yar Ee Suugaantoodu Tis Qaaday Isla Markaana Kaalan Mug Leh Kaga Jira Sugaanyahanka Somalida By Axmed Shaafi Office Burco