ilaaladda Guddoomiyaha WADDANI oo rasaas ku furay Dhalinyarro ku mudaharaaday

0
Thursday September 21, 2017 - 18:36:17 in by Burco Office
  • Visits: 508
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    ilaaladda Guddoomiyaha WADDANI oo rasaas ku furay Dhalinyarro ku mudaharaaday

    ilaaladda Guddoomiyaha WADDANI oo rasaas ku furay Dhalinyarro ku mudaharaaday iyo halqof oo ku dhintay rabshadaasi.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

ilaaladda Guddoomiyaha WADDANI oo rasaas ku furay Dhalinyarro ku mudaharaaday iyo halqof oo ku dhintay rabshadaasi. ilaaladda Guddoomiyaha WADDANI oo rasaas ku furay Dhalinyarro ku mudaharaaday iyo halqof oo ku dhintay rabshadaasi.

Dilla (AFKA) 21.09.2017 ilaaladda Guddoomiyaha WADDANI oo rasaas ku furay Dhalinyarro ku mudaharaaday iyo halqof oo ku dhintay rabshadaasi.

 

Tirro Dhalinyarro ah oo diidan imaatiga weftiga uu hoggaaminayo Guddoomiyaha xisbiga WADDANI Mudane Cabdiraxmaan Cirro ayaa mudaharaad ay ku diidan yihiin Xisbiga waddani ka dhigay degmada xilli uu halkaasi ku sugnaa guddoomiye cirro oo socdaal ugu baxay goboladda galbeedka Somaliland.

 

Warar hordhaca oo kabaxay deegaankaasi ayaa sheegaya in ciidan farabadan oo ilaallo u ah guddoomiyaha xisbigada Waddani ay damceen inay kala eryaan dhalinyaradaasi kadibna rasaas noolnool u adeegsadeen dhalinyartaasi.

 

Ilaa hadda inta la ogyahay hal qof oo ka mid ahaa Dhalinyaradda Ciyaartoyga ah ee dilla ayaa ku geeriyooday rasaastaasi ay rideen ciidanka Guddoomiyaha WADDANI , Xaaladda Magaaladda DILLA ayaa kacsan guud ahaan wakhtigan.





AFKASHACABKA/BURCO OFFICE

HAMZE TURKISH