Nin U Dhashay Dalka Masar Oo Afar Maalmood Ku Jiray Badda Gunteeda Iyo Sababta

0
Monday September 25, 2017 - 10:01:53 in by Burco Office
  • Visits: 670
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Nin U Dhashay Dalka Masar Oo Afar Maalmood Ku Jiray Badda Gunteeda Iyo Sababta

    Nin U Dhashay Dalka Masar Oo Afar Maalmood Ku Jiray Badda Gunteeda Iyo Sababta

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Nin U Dhashay Dalka Masar Oo Afar Maalmood Ku Jiray Badda Gunteeda Iyo Sababta

Nin u dhashay dalka Masar oo magaciisa la yidhaahdo Sadaam Al-kaylaani ayaa waxa uu ku jiray badda gunteeda muddo afar maalmood ah waxaan sheegay inuu muddadaa ugu dheer ku jiri doono halkaasi si uu xaqiijiyo haddafkiisa oo ahaa inuu ku guuleysto quusitaankii ugu dheeraa ee dunida isla markaasina uu ku guulaysto abaalmarinta Guness. Arrinta aadka u layaabka badan ayaa waxay tahay in Daariq uu afartaasi maalmood ee uu badda hoosteeda ku jiray si caadi ah uu u nool yahay halkaasina uu wax ku cuno sidoo kalena uu salaadaha halkaasi uu ku tukado.