Baabuur Looxyo Laga Sameeyay Oo Mustaqbalka Suuqa Soo Galaysa+Sawiro
Cilmibaarayaal u dhashay dalka Japan ayaa ku howlan sidii ay u soo saari lahaayeen baabuur laga sameeyay alwaax ama looxaan adag kuwaasoo bedeli kara gaadiidka biraha ka sameysan dhowaan.
Qorshahan ayaa ah mid lagu doonayo in lagu yareeyo culeyska gaadiidka gaar ahaan gaadiidka qiiqa ka baxa hawada waxyeeleeya.
Hase yeeshee waxaa isweydiin mudan halkee laga keenayaa alwaaxda ama looxaanta laga sameynayo baabuurta maadaama hore looga dhistey maraakiibta,guryaha iyo qalab kalaba.