Xisbiga Mucaaridka Ah Oo Taageerayaal Miisaan Culusle Oo Kasoo Jeeda Deegaanka Salaxley Usameeyay Munaasibad Soo Dhawayna+Sawiro.

0
Saturday September 30, 2017 - 17:58:35 in by Hargeysa Office
  • Visits: 582
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xisbiga Mucaaridka Ah Oo Taageerayaal Miisaan Culusle Oo Kasoo Jeeda Deegaanka Salaxley Usameeyay Munaasibad Soo Dhawayna+Sawiro.

    Hargeysa (Afka):- Xisbiga Mucaaridka ah Ee Waddani ayaa maanta Xaflada Soo Dhawayn ah u sameeyay Siyaasiyiin, Wax-garad ,Madax-dhaqameed, Xildhibbaano, Haldoor, Dhallinyaro, Haween iyo taageerayaal baaxad weyn oo ka soo jeeda beelaha Baha Deeqsi(Baha

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeysa (Afka):- Xisbiga Mucaaridka ah Ee Waddani ayaa maanta Xaflada Soo Dhawayn ah u sameeyay Siyaasiyiin, Wax-garad ,Madax-dhaqameed, Xildhibbaano, Haldoor, Dhallinyaro, Haween iyo taageerayaal baaxad weyn oo ka soo jeeda beelaha Baha Deeqsi(Baha-Dukhsi)/Ciidagale oo ka soo guuray Xisbiga KULMIYE.

Siyaasiyiintan, wax-garadkan iyo taageerayaashan baaxadda weyn ee ku soo biiray Xisbiga WADDANI, waxa ay dhammaantood ba sheegeen in ay hormuud u yihiin isbedal dhaba oo dalka ka dhaca isla mar ahaantaan ay cod iyo cudud ba la garab taagan yihiin Xisbiga dhallinyarada iyo Cadaaladda ee WADDANI.

Siyaasiyiinta iyo wax-garadkan ayaa maanta xaflad ballaadhan loogu qabtey Hotel Maroodi jeex ee dhinaca bari ee magaalada Hargeysa.

Image may contain: 3 people, crowd and indoor

 

Image may contain: 5 people, suit

Image may contain: 27 people, people smiling, crowd and outdoor

Image may contain: 9 people, people smiling, crowd

Image may contain: 3 people

Image may contain: 6 people, people smiling, people sitting

Image may contain: 20 people, people smiling, crowd

Image may contain: 6 people

Image may contain: 6 people

Image may contain: 10 people, people smiling

Image may contain: 1 person


Image may contain: 14 people, crowd

Image may contain: 27 people, people smiling, crowd and outdoor

Image may contain: 11 people, crowd and wedding

Image may contain: 1 person, standing, wedding and indoor

Image may contain: 29 people, people smiling, crowd

Image may contain: 13 people, people smiling, crowd

Image may contain: 20 people, crowd

Image may contain: 1 person

Image may contain: 4 people, people smiling

Image may contain: 2 people

Image may contain: 1 person, suit

Image may contain: 28 people, people smiling

Image may contain: 4 people, suit

Image may contain: 1 person

Image may contain: 3 people

Image may contain: 23 people, crowd

Image may contain: 3 people, people on stage

Image may contain: 1 person

Image may contain: 5 people

Image may contain: 1 person

Image may contain: 6 people

Image may contain: 2 people, sunglasses and suit

Image may contain: 2 people, people on stage

Image may contain: 3 people, crowd and indoor