Qaab Nooce Ah Ayaa Fanaanada Yurub Geenyo Loogu Soo Dhoweeyay Magaalada Hargeisa

0
Sunday October 01, 2017 - 14:37:17 in by Burco Office
  • Visits: 876
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Qaab Nooce Ah Ayaa Fanaanada Yurub Geenyo Loogu Soo Dhoweeyay Magaalada Hargeisa

    Qaab Nooce Ah Ayaa Fanaanada Yurub Geenyo Loogu Soo Dhoweeyay Magaalada Hargeisa

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Qaab Nooce Ah Ayaa Fanaanada Yurub Geenyo Loogu Soo Dhoweeyay Magaalada Hargeisa

Qaab Nooce Ah Ayaa Fanaanada Yurub Geenyo Loogu Soo Dhoweeyay Magaalada Hargeisa
fanaanada Caanka ah ee Yurub Maxamed Cabdi "Yurub Geenyo” ayaa goordhaweyd dalka kusoo laabatay, waxaaney kasoo dagtay garoonka diyaaradaha ee cigaal international.
 
Fanaanada ayaa bilihii ugu danbeeyay ku sugneyd magaalada muqdisho ee xarunta dalka Somaaliya, waxaana imaantinkeedu uu yimi ka dib markii uu cafis u fidiyay madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud ‘Silaanyo’ kaas oo ogolaadey in dalka ay kusoo laaban karo fanaanadu
 
Yurub Geenyo ayaa hore uga mid ahaan jirtay kooxda xidigaha Geeska oo ah koox faneed ka dhisan magaalada Hargeysa , balse markii danbe ka degtay magaalada Moqdisho ee caasimada Somaliya taas oo ay qaadey Heeso Badan oo ay ku aamenyso Muqdisho iyo dalka Somaliya
 
 
Ugu danbeyn soo laabadka fanaanada yurub geenyo ayaa aad loogu falaanqeeyay baraha bulshadu ku kulanto taas oo dad badani ay dhaliileen halka ay qaarkana ay kusoo dhaweeyeen iney magalaada hargeysa timado.