Guddoomiyayaasha Baarlamaanadda Waddamada Somaliya Iyo Masar Oo Kulan Ku Yeeshay Qaahira.
Guddoomiyaha Baarlamaanka Somaliya ayaa magaalada qaahira kula kulmay guddoomiyaha baarlamaanka Masar Ali Abdel Aal Kuwaas oo kawadda hadlay arrimo badan oo ku saabsan xaaladda waddanka somaliya.
Kulankan ay wadda yeesheen guddoomiyayaasha baarlamaanka somaliya iyo masar ayaa la xidhiidhay sidii laysku dhaafsan lahaa waayo aragnimo ku saabsan xaga waayo aragnimadda iyo sidii xidhiidh wanaagsan uga dhaxayn lahaa labadda waddan.
Labadan masuul ayaa waxa ay kala saxeexdeen heshiisyo ku taxaluqa dhinaca iskaashiga baarlamaanada iyo horumarka kuwaas oo dhamaantood iskula af gartay si wanaagsan oo ay ku dheehan tahay in ay yihiin laba waddan oo jaar ah.