Daawo;Hay,ada Shaqaalaha Dawlada Oo 8 Gaadhi Kala Wareegtay Bangida Aduunka.

0
Sunday October 01, 2017 - 16:56:38 in by Ayaanle Hassan
  • Visits: 555
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo;Hay,ada Shaqaalaha Dawlada Oo 8 Gaadhi Kala Wareegtay Bangida Aduunka.

    Hargeysa(AFKA);Hay,ada Shaqaalaha Dawlada Oo 8 Gaadhi Kala Wareegtay Bangida Aduunka

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeysa(AFKA);Hay,ada Shaqaalaha Dawlada Oo 8 Gaadhi Kala Wareegtay Bangida Aduunka

Hay’adda Shaqaalaha Dawlada oo yeelatay Gaadiidkii ugu badnaa Abid iyo 8-gaadhi oo soo gaadhay

- Waxaa maanta xarunta hay’adda shaqaalaha dawlada soo gaadhay 8-gaadhi oo aanu ku qaban doonno tirinta iyo tayyeynta shaqaalaha dawlada kuwaas oo ay naga caawiyeen bangiga aduunku

- Illaahay mahadii seminaar iyo socdaal kuma dhammaan qorshihii aan u dhignay hannaaninta mashruucani balse waxaanu ku bilownay qalab raandhiis iyo ma-guurto u noqon donna hay’adda iyo guud ahaanba qaranka.

- Waxaa xusid mudan in isla shalay lasoo gaba-gabeeyey darawaladii waddi lahaa gaadiidkan kuwaas oo ku soo baxay tartan xalaal iyo xirfad le

- Qorshe hufan , wacyi-gelin gobol walba le iyo qalab-ba waan u diyaarinay waxaana kaabiga soo saaran fulin oo keliya.

Hay’adda Shaqaalaha dawladu waxay ku halwan tahay shaqo hufan iyo adeeg ummadeed oo aan hagar iyo hayb-hayb lahaynImage may contain: outdoorImage may contain: 7 people, people standing and outdoorImage may contain: sky, tree, cloud, house, car and outdoor


Image may contain: house and outdoor