Guddidii Olalaha Ee Xisbiga KULMIYE U Magacaabey Gobolka Awdal Oo Saluug Laga Muujiyay Iyo 8 Xubnood Oo Ka Biyo Diiday Magacabista.

0
Monday October 02, 2017 - 14:49:30 in by Burco Office
  • Visits: 731
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Guddidii Olalaha Ee Xisbiga KULMIYE U Magacaabey Gobolka Awdal Oo Saluug Laga Muujiyay Iyo 8 Xubnood Oo Ka Biyo Diiday Magacabista.

    Guddidii Olalaha Ee Xisbiga KULMIYE U Magacaabey Gobolka Awdal Oo Saluug Laga Muujiyay Iyo 8 Xubnood Oo Ka Biyo Diiday Magacabista.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Guddidii Olalaha Ee Xisbiga KULMIYE U Magacaabey Gobolka Awdal Oo Saluug Laga Muujiyay Iyo 8 Xubnood Oo Ka Biyo Diiday Magacabista. Guddidii Olalaha Ee Xisbiga KULMIYE U Magacaabey Gobolka Awdal Oo Saluug Laga Muujiyay Iyo 8 Xubnood Oo Ka Biyo Diiday Magacabista.

Wararka naga soo gaadhaya magaalada Borama ee xarunta gobolka Awdal ayaa waxay sheegayaan in guddigii xisbiga KULMIYE uu dhawaan u magacaabay guddiga Kaambaynka Ololaha gobolka Awdal ay saluug b adan ka taagan yahay,isla markaana xubno kamid ah guddigaasi ay ku gacan saydheen inay xubin ka noqdeen guddigaas.


Waxaana guddiga xisbiga KULMIYE magacaabay gobolka Awdal gudoomiye looga dhigay wasiirka xidhiidhka golayaasha iyo tiknoolojiyada Somaliland Axmed Xaaji Daahir,waxaana xubnahan ay saluug ka muujiyeen guddiga la magacaabay oo ay ku andacoonayaan inaan dhex loo magacaabin saamiguna aanu dhamayn,sidoo kalena waxay diideen gudoomiyaha guddiga oo loo magacaabay wasiirka xidhiidhka golayaasha iyo tiknoolajiyada Somaliland Axmed Xaaji Daahir.


 

 

 

Guddiga gobolka Awdal loo magacaabay oo tiradoodu dhan tahay 24 mudane,ayaa waxa wali ka jira saluug badan iyo is maandhaaf ka dhex jira guddigaaas, Ilaa haddana lama garanayo halka ay saldhigan doonto arrinkan.