War Deg Deg Ah:-Xubno Gaadhayaa Tobaneeyo Haween Ah Oo Hada Shaaciyay Inay Ku Baxeen Xisbiga Kulmiye Kuna Biireen Xisbiga Wadani

0
Wednesday October 04, 2017 - 22:54:55 in by Burco Office
  • Visits: 526
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    War Deg Deg Ah:-Xubno Gaadhayaa Tobaneeyo Haween Ah Oo Hada Shaaciyay Inay Ku Baxeen Xisbiga Kulmiye Kuna Biireen Xisbiga Wadani

    Toban Xubnood Ka Mida Garabka Haweenka Xisbiga Kulmiye Ee Gobolka Togdheer,Sidoo Kale Qaar Ka Mid Ahna Ay Ka Tirsanyihiin Ururka Haweenka Now Ee Gobolka Ayaa Hada Ku Dhawaaaqay Inay Ka Baxeen Xisbiga Kulmiye,

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Toban Xubnood Ka Mida Garabka Haweenka Xisbiga Kulmiye Ee Gobolka Togdheer,Sidoo Kale Qaar Ka Mid Ahna Ay Ka Tirsanyihiin Ururka Haweenka Now Ee Gobolka Ayaa Hada Ku Dhawaaaqay Inay Ka Baxeen Xisbiga Kulmiye,

Haweenkan Oo Hada Ku Qabtay Kulan Warbahineed Hoteel Nasteexo Ee Magalada Burco Ayaa Daaha Ka Qaday Inay Gabi Ahaanba Xilkii Iyo KulmiyXubinimadiiba Ay Iska Casileen Xisbiga Kulmiye Iyo Ururka Now,

Haweenkan Ayaa Sidoo Kale Sheegay Inay Ku Birayaan Xisbiga Mucaradka ee Wadani Oo Ay Shegeen Inay Ka Haleen Waxyaabo Ay Sheegeen Inay Ka Wayeen Xisbiga Kulmiye,

Haweenkan Ayaa Sheegay Inay Saluugeen Siyaasada Xisbiga Kulmiye Isla Markaana Ay Keentay In Xisbig Kulmiye Ka Dareeren,