Muslimiinta Iyo Yahuuda Ku Nool Dalka Mareykanka Oo Sameystay Isbaheysi
Muslimiinta Iyo Yahuuda Ku Nool Dalka Mareykanka Oo Sameystay Isbaheysi
Isbaheysigan oo loogu magac daray Golaha Shuurada ee Muslimiinta iyo Yahuuda ayaa Salaasadii ku kulmay magaalada Dearborn ee duleedka magaalada Detroit, halkaasi oo ay degan yihiin bulshooyinka Carabta iyo Muslimiinta ugu waqtiga dheer Mareykanka.
DetroitIsbaheysi ay sameysteen Muslimiinta iyo Yahuudda Mareykanka si uu ula dagaalamo naceybka ka dhanka ah bulshooyinkaas, una aas-aaso xiriir wanaagsan oo dhex-mara, ayaa sii ballaaranaya.
/// Greets from DET: I’m writing a NewsNow _ maybe for national but at least for Michigan state lines _ about this group. Wondered if you check out this and one more photo and move if it meets muster. Caption info is below. Thanks, Jeff.
Members of the Muslim Jewish Advisory Council are welcomed to the Arab American National Museum in Dearborn, Michigan, on Tuesday, Oct. 3, 2017. The national council, formed to fight hate crimes and forge ties between them, was holding its first meeting outside New York City and Washington, D.C. (AP Photo/Jeff Karoub)
DQoNCg0KU2VudCBmcm9tIG15IGlQaG9uZQ==
Muslimiinta Iyo Yahuuda Ku Nool Dalka Mareykanka Oo Sameystay Isbaheysi
Muslimiinta Iyo Yahuuda Ku Nool Dalka Mareykanka Oo Sameystay Isbaheysi