Wasiirka Arrimaha Dibadda Dalka Kenya Marwo Aamina Maxamed Oo Ka Mid Noqotay La-taliyeyaasha Qaramada Midoobay

Wasiirka arrimaha dibadda dalka Kenya Marwo Amina Maxamed ayaa ka mid noqotay lataliyayaasha Madaxbanaan ee Qaramaada Midoobey kala talineya arrimaha horumarinta, dhaqaalaha, cimillada iyo nabadda.
Madaxweynaha Golaha guud ee Qaramada MidoobeyMiroslav Lajcák ayaa soo magacaabay 15kiisa lataliye madaxa banaan iyadoo lagu soo daray Marwo Amina Maxamed oo ah Wasiirka arrimaha dibadda dalka Kenya.