Maamulka Warbaahinta Warbaahinta Afkashacabka Oo Hambalyo Udiryan Afhayeenka Guddida Fulinta Xisbiga Kulmiye Ee Gobalka Togdheer Cabdiqani Mahdi Oo Manta Ka Qalin Jabiyay Kuliyada Dhaqalaha Ee Jamacada Burco.

0
Thursday October 05, 2017 - 18:03:25 in by Ayaanle Hassan
  • Visits: 699
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Maamulka Warbaahinta Warbaahinta Afkashacabka Oo Hambalyo Udiryan Afhayeenka Guddida Fulinta Xisbiga Kulmiye Ee Gobalka Togdheer Cabdiqani Mahdi Oo Manta Ka Qalin Jabiyay Kuliyada Dhaqalaha Ee Jamacada Burco.

    Burco(AFKA);Warbaahinta Afkashacabka Waxay Hambalyo Udiraysaa Afhayeenka Guddida Fulinta Xisbiga Kulmiye Ee Gobalka Togdheer Cabdiqani Mahdi Oo Manta Ka Qalin Jaamacada Burco Gaar Ahaan Kuliyada Dhaqaalaha Afahayeen Cabdiqani Ayaa Qalin Jabnintisan O

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Burco(AFKA);Warbaahinta Afkashacabka Waxay Hambalyo Udiraysaa Afhayeenka Guddida Fulinta Xisbiga Kulmiye Ee Gobalka Togdheer Cabdiqani Mahdi Oo Manta Ka Qalin Jaamacada Burco Gaar Ahaan Kuliyada Dhaqaalaha Afahayeen Cabdiqani Ayaa Qalin Jabnintisan Oo Kala Soo qayb Galeen Dhamaan familkiisu Ayaa Hamablyo Iyo Bogaadin Udireen Sidoo Kale Maamulka Iyo Masuuliyinta Xisbiga Kulmiye Ee Gobalka Togdheer Uu Ugu Horeeyo Gudoomiyaha Guddida Fulinta Xisbiga kulmiye Xasan Mataan Iyo Xubnaha Guddida Fulinta Gobalka Togdheer Ayaa Hamablyo Taa Lamida Udirayaan Afhayeenka Cabdiqani Mahdi Oo Manta Ka Mid Ahaa Ardaydii Ka Qalin Jabisay Jamacada Burco Gaar Ahaan Kuliyada Dhaqalaha Dhamaanba Hambalyo Ayay Leeyihiin Alle Hakugu Anfaco cilmigaad Baratay