Musharraxa X.WADDANI Oo Si Diirran U Soo Dhaweeyey Beel-weynta Gaashaan-buur Ciida-gale Oo Maanta Ku Biirey X.WADDANI 0

0
Monday October 09, 2017 - 19:16:22 in by Hargeysa Office
  • Visits: 584
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Musharraxa X.WADDANI Oo Si Diirran U Soo Dhaweeyey Beel-weynta Gaashaan-buur Ciida-gale Oo Maanta Ku Biirey X.WADDANI 0

    Musharraxa X.WADDANI Oo Si Diirran U Soo Dhaweeyey Beel-weynta Gaashaan-buur Ciida-gale Oo Maanta Ku Biirey X.WADDANI 0

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Musharraxa X.WADDANI Oo Si Diirran U Soo Dhaweeyey Beel-weynta Gaashaan-buur Ciida-gale Oo Maanta Ku Biirey X.WADDANI 0
Hargeysa-(afkshacabk-News):-Dr.Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi CIRRO Musharaxa madaxweyne ee xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI ayaa waxaa uu sheegay in Somaliland iyo xisbiga KULMIYE ay isbarteen.



Dr.Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi CIRROMusharaxa madaxweyne ee xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI oo maanta ka qayb galeyXaflad aad u heer sareysa oo Xisbiga WADDANI ku soo dhaweynaayo siyaasiyiin, wax-garad, aqoonyahan iyo weli ba haween, dhallinyaro iyo taageerayaal baaxad weyn oo aad u tira badan oo ka soo jeeda beelaha Gaashaan-buur ee Ciidagale kana soo diga-rogtay Xisbiyada KULMIYE iyo UCID, ayaa maanta ka qabsoontay hotel Guuleed ee magaalada Hargeysa.