War Deg Dega:Komishanka Doorashooyinka Somaliland Oo Hada Ku Dhawaaqay Tirada Muwaadiniinta Qaatay Kaadhka Codbixinta Ee Doorashada Somaliland

0
Tuesday October 10, 2017 - 13:17:29 in by Burco Office
  • Visits: 779
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    War Deg Dega:Komishanka Doorashooyinka Somaliland Oo Hada Ku Dhawaaqay Tirada Muwaadiniinta Qaatay Kaadhka Codbixinta Ee Doorashada Somaliland

    War Deg Dega:Komishanka Doorashooyinka Somaliland Oo Hada Ku Dhawaaqay Tirada Muwaadiniinta Qaatay Kaadhka Codbixinta Ee Doorashada Somaliland

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

War Deg Dega:Komishanka Doorashooyinka Somaliland Oo Hada Ku Dhawaaqay Tirada Muwaadiniinta Qaatay Kaadhka Codbixinta Ee Doorashada Somaliland

War Deg Dega:Komishanka Doorashooyinka Somaliland Oo Hada Ku Dhawaaqay Tirada Muwaadiniinta Qaatay Kaadhka Codbixinta Ee Doorashada Somaliland Guddida doorashooyinka Somaliland ayaa waxaa la filayaa in ay maanta abaaro 11:00 subaxnimo

ay si rasmi ah ugu dhawaaqaan liiska rasmiga ah ee cod bixiyayaasha ka qeyb qaadan doona doorashada la filaayo in ay dalka ka dhacdo 13.11.2017 .


Dhawaan ayey aheyd markii kominshanka doorashooyinku soo saareen liiska aan dhabta aheyn ee cod bixiyayaasha doorashada madaxtooyada Somaliland , balse kan ayaa noqon doono Final Liiska ama liiska dhabta ah

Sidoo kale waxaa la filayaa shaacintan ay maanta kominshanka doorashooyinku sameynayaan in ay ka qeyb galaan madax ka kala socota saddex xisbi ee Somaliland

No automatic alt text available.
 


Warkaas Oo Daawasho Ah Goor Dhow Kala Soco Shebekada Wararka Ee Afkashacabka