Daawo: Hay'adda EWADA oo hawlgelisay Riig Biyoodkii Cusbaa ee Dhowaan ay so Iibsatay

0
Monday October 16, 2017 - 18:57:03 in by Burco Office
  • Visits: 748
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo: Hay'adda EWADA oo hawlgelisay Riig Biyoodkii Cusbaa ee Dhowaan ay so Iibsatay

    Hay'ada EWADA aya Ceelkii u horeeyey ka Bilowday Deegaamo ka tirsan Gobolada Bariga Somaliland

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hay'ada EWADA aya Ceelkii u horeeyey ka Bilowday Deegaamo ka tirsan Gobolada Bariga Somaliland

Hay’adda Samafalka ee EWADA ayaa si rasmiya u hawlgelisay Riig Cusub oo dhowaan ay so iibsatay islamarkaasna ay dhaqaaalihiisa ku deeqeen dad samaflayaal ahi.

Riigan oo maalmahan ku hawlanaa qodista Ceelbiyoodkii u horeeyey ee riigaasi qodo ayuu shaqada uu bilaabay ka warbixiye guddomiyaha hay’add EWADA sh, adan hasan siciid.

Guddomiyaha ayaa ugu baaqay bulshada muxsiniinta ah inay sidii ay hore uga qaybqaadan jiren uga qaybqaataan shaqada rig biyoodkan

Riigan aya ceelal ka qodi doona dhulka ay soomalidu degto oo dhan isla markaasna bulshada ka biihi tiri doona baahida biyood ee jirta

 

 

No automatic alt text available.Image may contain: 1 person, standing and outdoorImage may contain: sky, outdoor and natureNo automatic alt text available.Image may contain: sky and outdoorImage may contain: outdoorImage may contain: sky and outdoorImage may contain: sky and outdoor