Dawladda Mareykanka Oo Cambaaraysay Qaraxii Ka Dhacay Muqdisho

0
Tuesday October 17, 2017 - 09:14:01 in by Burco Office
  • Visits: 604
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dawladda Mareykanka Oo Cambaaraysay Qaraxii Ka Dhacay Muqdisho

    Dawladda Mareykanka Oo Cambaaraysay Qaraxii Ka Dhacay Muqdisho

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dawladda Mareykanka Oo Cambaaraysay Qaraxii Ka Dhacay Muqdisho

Waxaa isa soo taraya cambaareynta caalamiga ah ee loo soo jeedinaya kuwi ka danbeeyay qaraxi uu dhiiga badani ku daatay ee 14-ki October.

Bayaan xalay kasoo baxay Aqalka Cad ee looga arrimiyo dalkaan Mareykanka ayaa si xoog leh loogu cambaareeyay weerarkaasi.

Qoraalka ayaa lagu sheegay in weerarkaas ay dadka badani ku le,deen lagu beegsaday dad aanan waxba galabsan oo isugu jira rag, dumar iyo carruur. Waxaa sidoo uu Aqalka Cad sheegay in dadka ku dhingtay weerarka ay ku jireen muwaadiniin u dhashay Mareykanka.

Dhanka kalana, magaalada Paris, xalay saqdii dhexe waxaa la damiyay nalalka taalada caanka ah ee Eiffel Tower taasoo ay dadka reer Paris ku muujinayaan sida ay uga xunyihiin dadki lagu laayay magaalada Muqdisho sabtidii.