Roselyn Akombe Qabsoomidda doorashada Kenya oo shaki la galiyay

0
Wednesday October 18, 2017 - 07:38:45 in by Burco Office
  • Visits: 543
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Roselyn Akombe Qabsoomidda doorashada Kenya oo shaki la galiyay

    Roselyn Akombe Qabsoomidda doorashada Kenya oo shaki la galiyay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Roselyn Akombe Qabsoomidda doorashada Kenya oo shaki la galiyay

Masuul sare oo ka tirsan guddiga doorashada ee Kenya ayaa BBC-da u sheegtay in uu shaki kaga jiro in dalku uu doorasho xalaal ah qaban karo toddobaadka soo socda.

Roselyn Akombe ayaa sheegtay in guddigu ay ahaayeen lahaysteyaal siyaasadeed oo aysan waxba isku waafaqikarin ama qaadan karin wax go'aan ah.

Iyada oo ku sugan magaalada New York ayay Dr Akombe sheegtay in markii ay ku sugnayd Kenya ay xataa u baqday nafteeda ka dib markii ay hanjabaado badan la kulantay.

Raila Odinga oo ah madaxa xisbiga mucaaradka ah ee dalka Kenya ayaa toddobaadkii hore ka haray doorashadadii ku celiska ahayd isaga oo sheegay in uusan rumaysnayn in doorasho caddaalad ah ay dhici doonto.