[DAAWO]:-Mas'uuliyiinta Xisbiga WADDANI oo Gaadhi Nooca Ambalaas-ka Ah Ugu Deeqay Degmada Huluul Ee G.Sanaag

0
Wednesday October 18, 2017 - 19:28:55 in by Hargeysa Office
  • Visits: 680
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    [DAAWO]:-Mas'uuliyiinta Xisbiga WADDANI oo Gaadhi Nooca Ambalaas-ka Ah Ugu Deeqay Degmada Huluul Ee G.Sanaag

    [DAAWO]:-Mas'uuliyiinta Xisbiga WADDANI oo Gaadhi Nooca Ambalaas-ka Ah Ugu Deeqay Degmada Huluul Ee G.Sanaag

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

[DAAWO]:-Mas'uuliyiinta Xisbiga WADDANI oo Gaadhi Nooca Ambalaas-ka Ah Ugu Deeqay Degmada Huluul Ee G.Sanaag Hargeysa-(Afkashacabka-News):-Murashaxa Madaxweynaha ee xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI, ayaa maanta gaadhi Ambalas ah ugu deeqay degmada Huluul oo ka tirsan gobalka Sanaag.


Gaadhigan oo ahaa nooca Ambalaaska ayaa mas'uuliyiinta xisbiga WADDANI ku wareejiyeen mas'uuliyiin ka socdey degmadaasi.

 

 

 

DAAWO, Muuqaalka Warkaasi,