Gabaygan Waxa la yidhaahdaa Dardaaran, waxaana leh maxamed cabdi ducaale Waana Dhaxal gal, Waase haddii la gartaa!!!

0
Thursday October 19, 2017 - 10:35:07 in by Burco Office
  • Visits: 73
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Gabaygan Waxa la yidhaahdaa Dardaaran, waxaana leh maxamed cabdi ducaale Waana Dhaxal gal, Waase haddii la gartaa!!!

    Gabaygan Waxa la yidhaahdaa Dardaaran, waxaana leh maxamed cabdi ducaale Waana Dhaxal gal, Waase haddii la gartaa!!!

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Gabaygan Waxa la yidhaahdaa Dardaaran, waxaana leh maxamed cabdi ducaale Waana Dhaxal gal, Waase haddii la gartaa!!! HIRDAHA REER ISAAQ OO DHAN IYO HANADKA DAAUUD AH HARTIDA IYO SAMAROONTA TAAL HILA DULEEDKEEDA HUWAN HADDAYNU NAHAY IYO INTII HILIB WADAAGTOOD AH HADDAYNU NAHAY WAQOOYI BA MARKAAN HAYB-BA LOO EEGIN HALGANKII ADKAA IYO RAGGII HURAYEY DHIIGOODA HALYEY IYO INTII GAARI GOAY IILNA LAGU HOOYEY HANTI WAXAAN LAHAYN XOOLIHII FAQASHTU HAANFIIRTAY HABQANKII FIRXADAY MAATADII HADHACA LOO WAAYEY HADAF BAYNU KA LAHAYN FOG EE YAAN LA HAAYIRIN HOGII YAY KU NOQON QARANIMADU HOH IYO CIILKIIYE REERKAAN HORSEED SAHAN LAHAYN HUBIYEY WAAYEELKU HADHKUUNBUU ASQOOBAA XAARAAN HOGOSHO LUUDAAYE HANAAN DAWLADEED BAA KA DHIGAN OO HOGSEEG MARAYE HAARIHII SITIINKII DHACAAN HIIFAYNA WELIYE HANIYEESE KURSIGA GEESIGII HAYBADDA LAHAAYE HABSAN BUU U DHIGAY ODAY AXMED HIBO ILAAH SIIYE IDINKAAN NIN U HEELANAAN HEBELLA BAASAYSAN AAN HELIN QABIIL TOYAN WIXII HORE BA LOO EEDAY HOOJIYA TALADA SHICIBOOW WAXBAA HORE TUBYEYSAANE!!