SONYO Sidaana Maaxay Ahayd....

0
Tuesday February 25, 2014 - 14:30:19 in by London Office
  • Visits: 1075
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    SONYO Sidaana Maaxay Ahayd....

    waaxan la yabay iyado dhalinyarda Dalladan ku shaqaysta ay yihin tiro kooban oo Danahooda iyo dano gar ah ku fushada waxay Ku aamusan yihin Dhalinyarada kale ee ay magacooga ku Qadhabsanaya

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

waaxan la yabay iyado dhalinyarda Dalladan ku shaqaysta ay yihin tiro kooban oo Danahooda iyo dano gar ah ku fushada waxay Ku aamusan yihin Dhalinyarada kale ee ay magacooga ku Qadhabsanaya
SONYO Sidaana Maaxay Ahayd....


Sonyo waa Ururka Dhalinyarada Somaliland waa Siday Hadalaka u Dhigane
waaxanay Sido Kale Sheegatan inay yihin Dalaada Qaran ee Dhalinyarada
Somaliland waxay Xidhidh la leyihin Dhaman Ha'yadaha Qaramada midobey
ee waxyahooga Qabilsan dhalinyarada sido kale Xidhidh dhow ama wada
shaqayneed waaxa u ka dhexeya wasarada Dhalinyarada Ciyaraha
Somaliland.

Hadaba n,waaxba
taana ka sii Daran iyago Danaha gara Fushanaya inay hadana
Madaxwaynaha somaliland u ugu Deeqay Dhawaan Dhuulki ay ku jiri jirtay
Wasarada Ciyarahu Hadana waaxay Bilaben inay Hawshan yar ee imika la
sahlanatay Dadka Qar ee la yidha Fadlan ugu soo tabaruc waxad awoodo
Hawsha nocan iyo ta nocan ahba

Sxbayaal Ama Akhriste markad sii Dhaba waax u eegayso miyanay waax
laga xishoodo ahayn in malin kasta iyo Waakhti kasta iyago ku
Qadhabanaya Magaca Dhalinyarada Somaliland oo Ha'yadaha Qaramada
Midobey iyo Kuwa wadaniga ah iyo Xukumadaba ku Badanaya waaxanu nahay
Madaxdi Dhalinyarada Somaliland inay Magalada Hargeysa ku soo Wadhan
Bodhadh ay ku Xrdhantahay Fadlan Ugu Soo Tabaruuc Dhismaha Aqalka
Dhalinayarda Qaran ee Sonyo.

Akhariste Malaha Meesha Urur Qaran Mahe waa Iskashato U midobey Waax
ku Boobka Magaca Dhalinyarada Somaliland Ma aha in aydun Sbayaal
Magaca Dhalinyarada Been ka sheegatan Meesha waaxa Nooga Muqata
Dilalin iyo Budhacad Dhalinyareed Aan hore loogu Firsan Shacbiga
Waaxdisa Dhalinyaraduna Imika waay soo Dareemayan ee Bal Cida ila
Fikirka ah Kolayba waax waay ila arki Hadi Ilaah Waax Fahansiyo.


Cabdiraaxim Ismaaciil Cabdilaahi (Bidaar)
Cabdiraaxiim9909@gmail.com
Hargeysa/Somaliland.