Daawo: Naadiga Halkaraan oo Burco ku qabtay Bandhig Noociisu ku cusubyahay Togdheer oo u gaar ah Farshaxanka

0
Sunday October 22, 2017 - 17:46:52 in by salman abdi
  • Visits: 902
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo: Naadiga Halkaraan oo Burco ku qabtay Bandhig Noociisu ku cusubyahay Togdheer oo u gaar ah Farshaxanka

    Nadiga Akhriska iyo Qoraalka ee Halkaraan ayaa munasibad loo Bixyey Bandhiga Hibooyinka Farashaxanka Sawirgacmeeka kuso bandhigay Burco, Waxana ugu horeyn munasibadda ujedadeeda ka warbxiyey Gaariiye iyo abdiqani maxamud shaal oo kamida xubnaha halka

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Nadiga Akhriska iyo Qoraalka ee Halkaraan ayaa munasibad loo Bixyey Bandhiga Hibooyinka Farashaxanka Sawirgacmeeka kuso bandhigay Burco, Waxana ugu horeyn munasibadda ujedadeeda ka warbxiyey Gaariiye iyo abdiqani maxamud shaal oo kamida xubnaha halkaraan..


Munasibaddan ay hibadooda farshaxan ku soo bandhigayeen Yogol iyo Quulle oo kamida farshaxaniistayaasha Burco ugu horeeya dhinaca farshaxanka sawirgacmeedka isal amarkaasna ka tirsan waaxda bandhiga hiboyinka farshaxanka ee halkraan aya si waafiya u shraxay muhiimada farshaxanka iyo qaababka wax loo sawiro iyago sido kalena si toos ah halkaas ugu sawiray muuqaalo kala duwan.

Gebogabadii martidi munasibadda so camirtay ayaa su’aalo waydiiyey farshaxanistayaasha yogol iyo Quulle , Waana Marki u horreysay Bandhig noocaana o u gaar ah farashaxanka uu naadga hlkaraan kuso bandhigo Burco.