Daawo: Hay'add EWADA oo Kaalmo Raashin ah u Qaybisay Qoysaski ku soo Guurey Deganka Jamecada Caynaashe

0
Monday October 23, 2017 - 13:04:56 in by salman abdi
  • Visits: 553
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo: Hay'add EWADA oo Kaalmo Raashin ah u Qaybisay Qoysaski ku soo Guurey Deganka Jamecada Caynaashe

    Hay'addaKhayriga ah ee EWADA ayaa kaalmo rashin ah oo kooban daqiq, bariis sonkor, shah iyo timir u qaybisay in ka badan 140 Qoys oo ka mida Dadkii Degaanka Jamceeda Caynaashe iyo Qoysas Barakacayaal oo ku so guuray xilliyadii abaarta.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hay'addaKhayriga ah ee EWADA ayaa kaalmo rashin ah oo kooban daqiq, bariis sonkor, shah iyo timir u qaybisay in ka badan 140 Qoys oo ka mida Dadkii Degaanka Jamceeda Caynaashe iyo Qoysas Barakacayaal oo ku so guuray xilliyadii abaarta.

Waxana Muwaawimada rashinka ah ee hay’addani gadhsiisay degankaas ka warbixiyey guddomiyaha hay’adda EWADA Sh adan Hassan sicid isagoo bulshada ugu baaqay in dadkasi la xooleeyo oo laga qaybqaato sidii xoolo loogu so iibin lahaa maadama xoolahoodi ay ku dhammaadeen abaarti xoogganayd ee ku dhufatay gobolada bariga..

Qaar kamida qoysaski loo qaybiyey Raashinka ayaa iyaguna ka dareen celiiyey raashinka lo qaybiyey un a duceeyey hay’adda EWADA iyo cid kast aoo ka qaybqaadatay

Image may contain: 1 person, standing and outdoor

Image may contain: 1 person, standing and outdoorImage may contain: one or more people and tableImage may contain: one or more people and outdoorImage may contain: foodImage may contain: 1 person, standing and outdoorImage may contain: 1 person, standing and outdoorImage may contain: one or more people, people standing and outdoor