[Halkan Ka Daawo]:-Taageeraaasha X.WADDANI Oo Maanta Isku Soo Bax Ballaadhan Ku Soo Bandhigey Magaalada Hargaysa

Hargeysa-(Afkashacabka-News)-Xisbiga mucaaradka ah ee WADDANi ayaa maanta
mar kale magaalada Hargeysa kusoo bandhigay cududooda taageero,waxaan
hogaanka sare ee xisbiga WADDANI ay dhaliilo xoogan usoo jeediyeen
xisbiga KULMIYe iyaga oo kan jawaabay hadalo kasoo yeedhay hogaanka
KULMIYE.
Jamaahiirta WADDANI ayaa maanta illaa xaley gaafwareegayey guud ahaan xaafadaha magaalada Hargeysa.